Booliska Somaliland oo Hargeysa ku xirxiray rag fal dambiyeed yaab leh geysaneyey

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay dhallinyaro dhawaan dab qabadsiinayay goobo ganacsi ku yaalla bartamaha magaalada Hargaysa. Raggan ayaa waxaa qabtay Kamerada Qarsoon iyagoo ka koobnaa 4 dhalinyaro ah. iyagoo dab qabsad siinayay Meherada horteeda, waxaana  gacanta lagu soo dhigay laba ka mid ah oo lagu kala magacaabo 1-Cabdilaahi Jaamac Cabdilaahi oo 20 … Continue reading Booliska Somaliland oo Hargeysa ku xirxiray rag fal dambiyeed yaab leh geysaneyey